Fursad Qaaliya: Ma doonaysaa in caruurtaadu bartaan Higaadda, caqiidadada islaamka, siirada nabiga Inta lagu jiro fasaxa Summerka

WhatsApp: +252634484123 Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi quraan online ah oo hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa inta lagu jiro fasaxa summerka kuusoo kordhiyay courses cusub: 1. Kooraska koowaad: Barashada higaadda quraanka kariimka ah oo lagu dhammaystiri doono muddo 3 bilood ah. 2. Kooraska labaad: Barashada caqiidada islaamka, siirada nabiga , ducooyinka … Continue reading Fursad Qaaliya: Ma doonaysaa in caruurtaadu bartaan Higaadda, caqiidadada islaamka, siirada nabiga Inta lagu jiro fasaxa Summerka